Baarlamaanka Puntland oo diiday in la iibiyo dhulka Dawladda Hoose ee Garoowe
Xildhibaanada baarlamaanka dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta yeeshay kulan xasaasi ah oo ay uga doodayeen kuna ansixinayeen ilaa shan ajando oo Baarlamaanka la horkeenay.
Kulanka...
Baarlamaanka Puntland oo goordhaw diidey in ay ansixiyaan Golaha Maxkamadda Sare
Xildhibaanada Baarlamaanka dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta diiday in ay ansixiyaan oo codka kalsoonida siiyaan golaha Maxkamadda sare ee Puntland, uu dhawwaan Magacaabay Madaxweyne...
Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Deni iyo danjire Erik Lundberg? (Sawirro)
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta qaabilay safiirka Finland ee Soomaaliya Erik Lundberg iyo wafdi uu hoggaaminayo.
Waxay ka wada-hadleen xaaladda guud ee...
Dibed-baxyo looga horjeedo Maamulka Puntland oo ka ka dhacay gobolka Bari (Sawirro)
Dibed-baxyo looga soo horjeedo maamulka Puntland laguna diidan yahay xariga guddiga dhismaha wadada Boosaaso ayaa ka dhacay degaano ka tirsan gobolka Bari.
Degaanada ay ka...
Cumar Cabdullaahi Faraweyne oo Taliye Ciidan loo magacaabay (Akhriso Digreeto)
Wareegto kasoo baxday Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Gudoomiyihii hore ee Nugaal G/Sare Cumar Cabdullaahi Maxamed (Cumr Fara-weyne ) loogu magacaabay in uu...
Axmed Madoobe oo maanta ku wajahan Garowe & Xog ku aadan ujeedka safarkiisa
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Max'ed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta la filayaa inuu booqasho ku tago Magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland.
Axmed Madoobe ayaa kulamo Garoowe...
Akhriso Magacyada,Qabiilada iyo xubnaha lagu bedelay Musharaxiinta Aqalka Sare ee Puntland
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa soo saaray liiska musharaxiinta u tartameysa kuraasta Aqalka Sare ee Baarlamaanka federaalka ku matalaya maamulka Puntland.
Xubnahan...
Madaxweyne Deni oo la kulmay Guddiga u ilaalinta Kootada Haweenka (Sawirro)
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa qaabilay guddiga qaabilsan ilaalinta Kootada Haweenka ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Kulanka ayaa looga hadlay arrimaha Doorashada Soomaaliya...
Madaxweyne Deni oo Garawe ku laabtay iyo Axmed Karaash oo wax kasoo dhaweeyay (Sawirro)
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Wafdi uu hoggaaminayo, ayaa siweyn loogu soo dhoweeyay maanta magaalada Garoowe, isagoo kasoo laabtay safar...
Madaxweyne Deni oo eedeymo kulul u jeediyey dowlada federaalka Somalia
Madaxweynaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Saciid C/llaahi Deni ayaa si mar kale si kulul u weeraray dowlada federaalka Soomaaliya.
Madaxweyne Deni oo ka hadlayey...