Friday, May 10, 2024

Dhoobo-daareed: “Deni wuxuu diiday xuquuqdii yareyd ee dastuurku siiyay Ku-xigeenkiisa”

Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland, Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo-daareed), ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha Puntland Siciid Deni inuu masuul ka yahay khilaafka kala dhexeeya ku-xigeenkiisa...

(Sawirro) Axmed Madoobe iyo Saciid Deni oo kulamo xasaasi ah ku leh Garoowe

Madaxweynaha Dowlada Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo maanta si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Garowe ayaa kulamo la leh madax maamulka Puntland. Waxaa Madaxweynaha garoonka...

Deni & Qoor qoor oo War-Murtiyeed ka soo saaray xalinta Khilaafka doorashada (Akhriso)

Madaxweynayaasha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa War Murtiyeed ka soo saaray Shirka Iskaashiga Puntland iyo Galmudug ee ka...

(Sawirro) Ciidanka Puntland oo guluf dagaal ka wada duleedka Boosaaso

Ciidamada kala duwan ee amniga Puntland ayaa maalintii 2aad howlgal ka dhan ah Al-Shabaab ka wada duleedka magaalada Boosaaso iyo degaanada ku teedsan Buuraleyda...

Madaxweyne Deni iyo wafdi uu horkacayo oo lagu soo dhoweeyey Kismaayo (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi  Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si weyn loogu soo dhoweeyey magaalada Kismaayo. Deni iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka dayuuradaha...

Madaxweyne Deni oo soo dhaweyn aan horey loo arag loogu sameeyay Gaalkacyo (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo safaro shaqo dalka dibadiisa ugu maqnaa ayaa maanta dalka dib ugusoo laabtay, waxaana si weyn ...

Natiijada Hordhaca Doorashadii ka dhacday degmada Ufeyn oo la shaaciyay (Akhriso)

Waxaa wali socotada tirinta codadka doorashada qof iyo codka ee shalay ka dhacday sadex degmo oo katirsan Puntland, doorashadan ayaana ah mid loogu tartamayo...

Khilaafkii Deni iyo ciidanka PSF oo la soo afjaray iyo qodobo lagu heshiiyey (Akhriso)

Odayaasha dhaqanka Puntland oo maalmihii la soo dhaafay ku howlanaa xalinta xiisadii ka dhalatay xilka ka qaadista Agaasimihii PSF ee ku dhaqaaqay madaxweynaha Puntland...

Taliyaha ciidanka Ilaalada Madaxtooyada Puntland oo la magacaabay (Wareegto)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 002 ee 15-ka January 2022, kuna saabsan magacaabid Taliyaha Ciidanka Madaxtooyada. Madaxweynaha...

Muxuu Deni kala hadlay Xildhibaanadii lagu doortay Boosaaso? (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta qaabilay Xildhibaanada cusub ee Golaha Shacabka JFS ee shalay lagu doortay Boosaaso. Madaxweynaha oo kulan Qado ah la...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs