Friday, May 10, 2024

(Akhriso) War-Murtiyeed ka soo baxay shirkii Madaxda Puntland, K/Galbeed & Hirshabelle

Shir Saddex geesood ah oo u dhaxeeyay madaxda Maamul Goboleedyada Puntand, K/Galbeed iyo Hirshabeelle ayaa caawa lagu soo gebagebeeyey Magaalada Garowe Waxaa shirka furay madaxweynaha...

Madaxweyne Deni oo booqashidii ugu horeysay ku tegay Addis ababa, lana kulmay.. (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan muhiim ah kula qaatay magaalada Adiss Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya masuuliyiinta shirkadda duulimaadyada Itoobiyaan Airlines. Masuuliyiinta...

Madaxweyne Deni oo si kulul u Weeraray hab dhaqanka Madaxda dowlada Somalia

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Daah-furay Mashruuca Waxbarasho oo ballaaran, kaasoo halku dhigiisu yahay Waxbarashadu yeyna ku seegin Mashruucaan in muddo ah howshiisa...

Maxkamada sare ee Puntland oo go’aan ka gaartay Ragii kufsiga iyo dilka u geestay...

Maxkamada sare ee maamulka Puntland ayaa maanta go'aan kama dambeys ah ka gaartay sadex nin oo loo heestay in dil iyo kufsi naxariis daro...

Madaxweyne Deni: “Culaysyo dhinacyada Xuduudaha ka saaran ayaa ka jirey Kismaayo” (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa dib ugu laabtay Boosaaso, kadib Caleema Saarkii Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed...

Habraaca Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo lasoo saaray

Guddiga Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka maamulka Puntland ayaa soo saaray habraaca doorashada Gudoomiyaha Baarlamanaka Puntland, waxa ayna guddigan soo bandhigeen sharuudaha laga rabo musharaxiinta kursigan...

Madaxweyne Deni oo kormeeray taliska ciidanka difaaca Puntland (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kormeer shaqo ku tegey Taliska Ciidanka Daraawiishta Puntland ee Garoowe (54-aad). Madaxweyne Deni ayaa ugu horayn salaan sharaf...

Deni oo safar aan la shaacin ku aaday Nairobi iyo Xog ku aadan qorshaha...

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo Arbaco ah safar aan la sii shaacin ugu ambabaxay magaalada Nairobi, iyadoo warar kala duwan ay...

Qarax dhimasho & dhaawac geystay oo caawa ka dhacay Boosaaso

Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegayaan in caawa uu magaaladaas ka dhacay qarax sababay dhimasho iyo dhaawac. Qaraxa oo jugtiisa...

Ciidamada amaanka oo gubay Jaad si sharci daro looga ganacsan rabay (Sawirro)

Ciidamada booliiska maamulka Puntland ayaa gacanta ku dhigay jaad la doonayay in si sharci daro ah loo galiyo magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari,...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs