Friday, November 22, 2019

Dacwad culus oo lagu soo oogay Xildhibaankii ka careesiiyay Madaxweyne Deni !!

Xeer ilaalinta maamulka Puntland ayaa dacwad culus oo xasaanad ka qaadis iyo dacwad kusoo oogid ka gudbiyay Xildhibaan Cawil Xasan Daad oo dhawaan su'aalo ka...

Sawiro hordhac ah: Xaflada caleemo saarka ee goor dhow ka bilaabaneysa Garowe

Munaasabad weyn oo lagu caleemo saarayo Madaxweynaha cusub ee Puntland Saciid C/llaahi Deni ayaa goor dhow ka bilaabaneysa Garoowe. Dadweynaha iyo masuuliyiinta ka qeyb galaysa...

Saciid deni oo dhagax dhigay Mashaariic laga fulinayo Boosaaso (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa magaalada Boosaaso maanta ka dhagax dhigay mashaariic horumarineed oo ay ka mid yihiin xaafadda cusub oo lagu magacaabo...

Cabdiweli Gaas oo Masuuliyiin cusub magacaabay, kuwa kalena xilalka u kala bedelay

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegtooyin uu maanta soo saaray ku sameeyay isku bedel iyo magacaabis masuuliyiin ka tirsan hay’adaha Puntland. Wareegtooyinka uu...

(Akhriso) C/wali Gaas oo soo saaray Wareegto lagu magacaabay taliye cusub

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali(Gaas) ayaa taliye cusub u magacaabay ciidanka loo bixiyay xasilinta ee u xil-saaran sugidda amniga caasimadda Garoowe. Wareegto ka soo baxday...

Weerar Khasaare geystay oo caawa ka dhacay Boosaaso & faahfaahino ka soo baxaya

Qarax ayaa la soo sheegayaa in caawa laga maqlay magaalada Boosaaso ee gobolka Bari, kaasoo wararku sheegayaan inuu geystay khasaare nafeed. Warka ayaa intaas ku...

Madaxweyne Deni oo ka hadlay Aragtidiisa Golaha Iskaashiga Dowlad goboleedyada

Madaxweynaha cusub ee maamulka Puntland Saciid Cabdulaahi Deni oo Wareysi siiyay Idaacada BBC-da ayaa kaga hadlay arimo badan ay kamid yihiin muranka kala dhaxeeya...

Khamri laga keenay Itoobiya oo lagu bur buriyay magaalo kutaala Soomaaliya (Sawirro)

Ciidamada amaanka maamulka Puntland ayaa howlgal ay ka sameeyeen magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari waxa ay kusoo qab qabteen waxyaabaha maanka dooriya oo...

Madaxweyne Deni oo balan-qaad adag u sameeyey qoyska Caa’isha Ilyaas Aadan (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid C/llaahi Deni ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ehelada Caa'isha Ilyaas Aadan oo aheyd gabar 12 jir ah oo dhowaan kufsi iyo...

(Daawo Sawirro) Sida quruxda badan ee Madaxweyne Farmaajo loogu soo dhoweeyey Garowe

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka qayb gelaya Shirka Wadatashiga Qaran ayaa caawa maqribadii soo gaaray...

LAST WEEK NEWS

Somalia protests ‘outdated’ UN arms embargo

Somalia said Sunday it is opposed to the UN Security Council’s decision to extend an arms embargo on the country. In a statement, National Security...