Thursday, March 28, 2024

Muuse Biixi oo si aan caadi aheyn loogu soo dhoweeyey Abuu-dhabi (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wefdigii uu hoggaaminayay ayaa gaarhay waddanka imaaraadka carabta ka dib marti-qaad uu ka helay madaxda wadankaas. Waxaa markii...

Imaaraadka oo Diyaarad Khaas ah usoo diray Muuse Biixi oo dalkaasi u duulay (Daawo...

Madaxweynaha maamulka Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa maanta safar shaqo ugu ambo-baxay dalka isu-tagga Imaaaraadka Carabta oo ay marti-qaad...

Somaliland oo War kasoo saartay Kulankii dhax maray Farmaajo iyo Abiy Axmed

Maamulka Somaliland ayaa ka hadlay kulamo ay magaalada Adis Ababa ee caasimada dalka Itoobiya ku yeesheen Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo...

Gunter Noote oo tagay Hargeysa lana kulmay Madaxweyne Biixi (Daawo Sawirada)

Waxaa shalay magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland gaaray xubno uu horkacayay wakiilka gaarka ah ee Hogaamiyaha dalka Jarmalka u qaabilsan dalalka Afrika, Ambassador...

Barnaamijka Carbiska Shaqo Qaran ee Somaliland oo la Daah Furay (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha  Somaliland,  Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay Barnaamijka carbiska dhallinta ee shaqo qaran oo kamid ah tiirarkii halbawlaha u...

Madaxtooyada Somaliland oo lagu soo dhaweeyay Madaxweyne Mustaf Cagjar (Sawirro)

Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa qasriga Madaxtooyada uu Hargeysa ka dagan yahay kusoo dhaweeyay Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Mustafa Maxamed Cumar Cagjar. Mustafa...

Ogeysiis Muhiim ah oo ku socda Qurbo joogta Soomaaliyeed

Waxaa la ogeysiinayaa oo logu bushaaraynayaa dadweynaha ku nool gudaha iyo dabadaba qurbaha ee jecel barashada diinta islaamka In lagaaga furay machad la magac...

Madaxtooyada Somaliland oo War Kasoo saartay Wadahadalada Soomaaliya iyo Dadaalada uu…

War Saxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyada Maamulka Somaliland ayaa lagu sheegay in ay soo dhaweenayaan in wadahadal yeeshaan Somaliland iyo dowlada Federaalka Soomaaliya, uuna Wadahadalkaasi...

Madaxtooyada Somalia oo War ka soo saartay kulankii baaqday ee Farmaajo & Biixi (Akhriso)

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay bogaadineysaa sida Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi uu u aqbalay in Maamulkiisa iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya ay wada...

Madaxweyne Biixi & Wafdi uu horkacayo oo u ambabaxay Addis ababa (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wefdi uu hoggaaminayo, ayaa maanta u ambabaxay dalka Itoobiya, kaddib markii ay marti-qaad rasmi ah ka heleen ra’iisal...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

(Daawo) Ma jeclaan laheyd in lagu caawiyo haddii ay kula soo...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

HINNA Jobs