Friday, April 19, 2024

Madaxweyne Biixi oo fariin culus hawada u mariyey Masuuliyiinta Puntland

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ku dhawaaqay in maamulkiisa sii deynayo Maxaabiistii lagu qabtay dagaalkii degaanka tukaraq ku dhexmaray Puntland iyo Somaliland. Muuse Biixi...

Ing. Feysal Cali Waraabe oo ka hadlay sababta loo aqoonsan waayey Somaliland

Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, Ing. Feysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay Siyaasadda iyo mustaqbalka Somaliland xili shalay loo dabaaldegay Munaasabada 18ka May...

Daawo Sawirada: Xuska Dabaal dega 18-ka May oo saakay ka socota Hargeysa

Waxaa saakay magaalada Hargeysa iyo magaalooyin kale oo katirsan maamulka Soomaaliland ka socota xuska munaasabada 18-ka May oo ah maalintii ay ku dhawaaqday Soomaaliland...

Muuse Biixi oo ka farxiyey qaar ka mid ah Maxaabiista ku xiran xabsiyada Somalilland

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-310/052019, uu Cafis Guud u fidiyey Maxaabiista dembiyada fudud ku...

Madaxtooyada Somaliland oo War ka soo saartay sababaha loo xiray Xildhibaan Dhakool (Akhriso)

Maamulka Somaliland ayaa faahdaahin ka bixiyey sababaha loo xiray xildhibaan Dhakool oo ka tirsan baarlamanka maamulkaas, kaasoo maalmo ka hor ay xabsiga dhigeen ciidanka...

Madaxweyne Biixi oo qaabilay wafdi uu horkacayey Mr. Aziz Yildirim (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay madax ka socotay shirkada GULHAN LTD. DEARSAN.Co, oo laga leeyahay dalka Turkiga oo...

Hargeysa oo lagu xiray Wiil ku labistay dhar leh midabka Calanka Soomaaliya (Sawirro)

Ciidamada booliiska maamulka Soomaaliland ayaa maanta magaalada Hargeysa ku xiray wiil dhalinaro ah oo ku labisnaa Surwaal iyo Jaakad ka sameesnaa midabka Calanka Soomaaliya. Wiilkan...

Roob 5-qof dilay oo ka da’ay Hargeysa iyo Biixi oo kormeer sameeyay (Daawo Sawirada)

Waxaa xalay magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland ka da'ay roob mahiigan ah oo dhaliyay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo gaaray...

Axmed Ismaaciil Samater iyo Cali Khaliif Galaydh oo Ku Kala aragti duwan Somaliland La...

Prof Axmed Ismaaciil Samater iyo Prof Cali Khaliif Galaydh, ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay Somaliland la wada leeyahay, waxaanu sheegay Prof Samater ayaa...

Taliska Booliiska Somaliland oo ka hadlay Xildhibaan lagu xiray Hargeysa

Taliska ciidamada booliiska maamulka Somaliland ayaa markii ugu horeesay ka hadlay Xildhibaan katirsan golaha Wakiilada maamulkaasi oo  lagu xiray xabsi kuyaala magaalada Hargeysa. Ciidamada booliiska...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs