Wednesday, May 8, 2024

Mucaaradka Somaliland oo cabasho u gudbiyey danjire Kate Foster (Sawirro)

Mucaaradka Somaliland ayaa ashrako ka dhan ah Maamulka Muuse Biixi hor dhigay Safiirka UK ee Soomaaliya oo maanta booqatay Hargeysa. Guddoomiyaha xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro...

Somaliland oo jawaab adag ka bixisay diidmada DF ka muujisay shidaalka laga baarayo

Somaliland ayaa ka jawaab kulul ka bixisay talaabadii dowlada Soomaaliya isku hor taagtay shidaalka shirkadda Genel Energy ka baareyso Somaliland Wasaarada Macdanta iyo Tamarta Somaliland...

Muuse Biixi oo ka qeyb galay aaska qoys ku le’day guri ku soo dumay...

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa galabta ka qaybgalay Aas qaran oo xabaalaha magaalada Hargeysa loogu sameeyey qoys Afar ka koobnaa oo kala...

Somaliland oo soo saartay amaro cusub oo uu ka mid yahay in la xiro...

Somaliland ayaa sheegtay inay soo rogayso ammaro cusub oo looga hortagayo faafidda cudurka COVID-19, kadib markii ay maanta soo baxday in saddex kiis oo...

Dowladda Kenya oo cadeysay mowqifkeeda la xiriira aqoonsiga Somaliland

Kenya ayaa markii ugu horreysay ka hadashay hadal heynta ku saabsan aqoonsiga Somaliland, kaddib dooddii baarlamaanka UK ay dhowaan ka yeesheen arrintaas. Wasiirka Arrimaha Dibadda...

Muuse Biixi oo eedeymo kulul u jeediyey Qaramada Midoobay iyo Maamulka Puntland

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, oo ka hadlay meel fagaare ah ayaa markii ugu horreeysay ka hadlay dadkii Somaliland ka saartay Laascaanood ayaa eedeymo...

Ciidanka Somaliland oo soo qabtay haweeney Muuqaal carro abuuray laga faafiyay

Ciidamada booliiska maamulka Somaliland ayaa howlgal gaar ah oo ay sameeyeen saacadidihii lasoo dhaafay gacanta kusoo dhigay haweeney dhallinyaro ah oo lagu eedeeyay in...

Kiisas hor leh oo cudurka Caronavirus oo laga helay deegaanada Somaliland

Wasaarada caafimaadka iyo daryeelka maamulka Somaliland ayaa war ay soo saartay ku shaacisay in kiisas hor leh oo cudurka Caronavirus in laga helay magaalooyinka...

Shirkada DP World oo Dekad labaad ka dhiseysa magaalada Berbera

Shirkada DP World ee laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta ayaa magaalada Berbera ee maamulka Somaliland waxa ay ka dhiseysaa dekad labaad oo la qorsheenayo...

DEG DEG: Qarax goor dhow ka dhacay Magaalada Hargeysa iyo dad ku dhaawacmay

Dhawaqa wax u eg qarax ayaa goor dhow oo caawa ah laga maqlay bartamaha magaalada Hargeysa ee maamulka Somaliland kaasoo la sheegay inuu sababay...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs