Friday, August 19, 2022

Axmed Ismaaciil Samater iyo Cali Khaliif Galaydh oo Ku Kala aragti duwan Somaliland La...

Prof Axmed Ismaaciil Samater iyo Prof Cali Khaliif Galaydh, ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay Somaliland la wada leeyahay, waxaanu sheegay Prof Samater ayaa...

Muuse Biixi oo War cusub ka soo saaray wadahadalka Somalia iyo Somaliland

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta fadhi wada jir ah oo labada gole ee baarlamaanku yeeshay ka jeediyay khudbad sandeedka madaxweynaha, isagoo soo...

Midowga Yurub oo ka shaqeeyay in ay Heshiiyaan Muuse Biixi iyo Xisbiyada Mucaaradka (Daawo...

Madaxweynaha  Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo hoggaanka xisbiyada mucaaridka ah ee UCID iyo WADDANI, ayaa heshiis rasmi ah ka...

Booliska Somaliland oo Hargeysa ku xirxiray rag gacmaha kula jiray farsameynta..

Somaliland ayaa xabsiga dhigtay rag lagu qabtay iyagoo Baasaboorka Soomaaliga ku farsameynaya Magaalada Hargeysa ee caasimadda  Somaliland. Booliska ayaa la sheegay in ay galeen goob...

(Akhriso) Somaliland oo amaro culus ku soo rogtay Telefishinada Madaxa banaan

War-saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Wasiirka Warfaafinta Somaliland Max’ed Muuse Diiriye ayaa warbaahinta madaxa banaan ee fadhigoodu yahay Somaliland ku soo rogay amaro adag. Waxaa...

Masuuliyiin ka tirsan Somaliland iyo shacab ku wada ciiday Hargeysa (Sawirro)

Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna ku simaha madaxweynaha Qaranka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo salaadda Ciidal Adxada la tukaday kumanaan ka...

Muuse Biixi oo lagu soo dhoweeyey aqalka Baarlamanka Mareykanka (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo weftigiisa oo ku guda jira safarkoodi Maraykanka maalintii Afraad ayaa la kulmay Xildhibaan ka tirsan Aqalka Odayaasha ee...

Ing. Feysal Cali Waraabe oo ka hadlay sababta loo aqoonsan waayey Somaliland

Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, Ing. Feysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay Siyaasadda iyo mustaqbalka Somaliland xili shalay loo dabaaldegay Munaasabada 18ka May...

Muuse Biixi oo tukashada Salaadii Ciida ka dib baaq u diray Shacabka Somaliland (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta shacabka ku dhaqan caasimadda Hargeysa kala qayb-galay tukashada salaadda ciidal Adxada. Madaxweynaha oo ay wehelinayaan xubno kamid ah...

Madaxtooyada Somaliland oo War Kasoo saartay Wadahadalada Soomaaliya iyo Dadaalada uu…

War Saxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyada Maamulka Somaliland ayaa lagu sheegay in ay soo dhaweenayaan in wadahadal yeeshaan Somaliland iyo dowlada Federaalka Soomaaliya, uuna Wadahadalkaasi...

News in English

The Sources of Somalia’s Fiscal Instability

The ability of a government to sustain its current spending and tax in the long run without threatening default on some of its liabilities...

Xulka Allbanaadir