Monday, January 20, 2020

Nabadoon dhaliila Maamulka Axmed Madoobe oo Kismaayo lagu xiray

Ciidamada Booliska Maamulka Jubbaland ayaa hoygiisa magaalada Kismaayo kala baxay Nabadoon caan ah oo lagu magacaabo Cabdi Colow. Nabadoonka oo heysta dhalashada dalka Canada ayaa...

Axmed Madoobe oo shacab badan kula hadlay Masjid ku yaalla Kismaayo (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta salaada Jimcaha boqolaal dadweyne ah kula tukaday Masaajidka suuq weyne ee Magaalada Kismaayo. Masaajidkan ayaa la...

Axmed Madoobe oo ka hadlay Shirkii Garawe Eedeyna u jeediyay Dowlada Federaalka

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo soo gaba gabeeyay Safarkii uu ku joogay Garowe ayaa maanta dib ugu  laabtay Magaalada Kismaayo...

Jubbaland oo ka jawaabtay War shalay ka soo baxay Wasaarada Arrimaha gudaha Somalia

Wasaaradda arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta ee Jubbaland ayaa ka jawaabtay warkii shalay dowlada Somalia ka soo saartay  Doorasahooyinka Dawlad goboleedka Jubbaland. Wasaaradda Arrimaha...

(Akhriso) Beesha caalamka oo War culus ka soo saartay doorashada Jubbaland

War-saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Q/Midoobay oo ay soo saareen Wakiilada Beesha Caalamka ayaa looga hadlay xaaladda Doorashada Maamulka Jubbaland oo waan-waan ay ka...

Saraakiil katirsan Sirdoonka Itoobiya oo saakay safar Qarsoodi ah ku tagay Kismaayo

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in saraakiil katirsan Sirdoonka dalka Itoobiya shalay safar qarsoodi ah ku yimaadeen magaalada Muqdisho , iyagoona maanta usii safray...

Ajaaniib katirsaneyd Al Shabaab oo gacanta lagu dhigay lana soo bandhigay (Daawo Sawirada)

Maamulka Jubbaland ayaa soo bandhigay sadex nin oo ajnabi ah oo ay sheegeen in ay katirsanaayeen dagaalyahanada Al Shabaab, waxaana ragan lagu qabtay howlgal...

Axmed Madoobe oo gudoomiyay Shir Xasaasi ah oo ka dhacay Kismaayo (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta gudoomiyay shir xasaaasi ah oo looga hadlayay sidii loo adkeyn lahaa amaanka guud ee...

Masuul u xiran dowlada Somalia oo loogu magac daray garoon dayuuradeed (Sawirro)

Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa garoonka dayuuradaha degmada Doolow ee gobolka Gedo ugu magac daray Wasiirkii amniga Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan oo magaalada Muqdisho...

Juballand oo digniin siisay Musharaxiinta doorashada Madaxweynaha Maamulkaas

Wasiirka Amniga Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan ayaa digniin ka soo saaray doorashada madaxweynaha cusub ee maamulkaas isagoo la hadlayey saraakiisha ciidamada ee ka...

LAST WEEK NEWS

Shabaab militants repulsed as they attempt attack in Lamu

Security agencies in Lamu have repulsed a group of about 50 heavily armed suspected Al-Shabaab militants who attempted to attack Pandanguo Village in Witu...