Tuesday, May 11, 2021

Milateriga Somalia oo Maxkamad la’aan fagaare ku toogtay lix nin (Magacyada)

Ciidamada dowladda federaalka ah ee ku sugan Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa xukun toogasho ah ku fuliyey lix nin oo ay ku eedeeyeen...

Wariyaal iyo askar ilaalo u aheyd Axmed Madoobe oo kamid noqday Baarlamaanka Jubbaland

Guddiga doorashooyinka maamulka Jubbaland ayaa xalay magaalada Kismaayo uga dhawaaqay liiska Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Jubbaland, waxaana liiskan ku jira xubno aad ugu dhaw...

Jubbaland oo War cusub ka soo saartay xaalada gobolka Gedo, dowladana ku eedeysay..

Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa mar kale ku eedeysay DF faragelin iyo khal-khal amni oo ay ka waddo gobolka Gedo. War saxaafadeed ka soo baxay Jubbaland...

Jubbaland oo ka hadashay caqabada heysata Shirkii lagu balansanaa Muqdisho

Jubbaland ayaa War ka soo saartay sababta uu furmi la'yahay shirkii au ku balansanaayeen madaxda DF, Jubbaland & Puntland ee lagu waday inuu ka...

Siciid Joogsade oo sharci daro ku tilmaamay xilka ka qaadistii lagu sameeyey

Afhayeenkii Wasaaradda amniga dowlad goboleedka Jubbaland Siciid joogsade ayaa ka soo horjeestay xilka qaadis lagu sameeyey. Saciid joogsade ayaa xilkan hayey muddo dhowr bilood ah,...

Axmed Madoobe oo maanta Imaanaya Muqdisho iyo Xog ku aadan halka uu degayo

Waxaa maanta galinka dembi lagu wadaa in magaalada Muqdisho soo gaaro Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) oo la filayo in uu...

Ciidamada Itoobiya oo afar oo qof Shacab ah maanta ku dilay Degmada Baardhaare

Wararka ka imaanaya degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiya ee ku sugan degmadaasi maanta rasaas dhalisay khasaaro dhimasho iyo mid...

RW Khayre oo kormeeray xarumo ku yaalla Magaalada Kismaayo (Daawo Sawirro)

Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, oo maanta kormeeeray xarumaha wasaaradaha Jubaland ee arrimahha gudaha, maaliyadda, Dalxiiska, kalluumaysiga, xanaanada xoolaha,...

War cusub oo ka soo kordhay dedaalkii Wakiilada Beesha Caalamku ka wadeen Kismaayo

Sida ay sheegayaan Wararka laga helayo Magaalada Kismaayo Guddiga Doorashada  Maamulka Jubbaland ayaa aqbalay labadii qodob ee ay wateen Wakiilada Beesha Caalamka ee maanta...

Madax hore iyo Siyaasiyiin Caan ah oo laga yaabo in Diyaarado Milatari ku tagaan...

Dowlada federaalka Soomaaliya ayaa xanibtay duulimaadyadii aadi jiray magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland, halkaas oo la filayo in dhawaan ka dhacdo...

News in English

Garissa elders welcome state’s move to close refugee camps The Star

Garissa elders have  welcomed the move by the government to close Kakuma and Daadab refugee camps. They said they are concerned by the political intrigues...

Xulka Allbanaadir