Thursday, May 9, 2024

Xarunta lagu qabanayo Shirka Dib u heshiisiinta Galmudug oo la diyaariyay (Daawo Sawirro)

Waxaa dhawaan la filayaa in magaalada Dhuuso Mareeb ee xarunta maamulka Galmudug lagu qabto shir dib u heshiisiin ah ay isugu imaanayaan beelaha dega...

Wasiir katirsan Xukuumada Somalia oo la kulmay Waxgaradka Cadaado ee tabashada …

Wasiiru dowlaha howlaha guud iyo dib u dhiska Xukuumada Somaliya Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa maanta kulan la qaatay waxgaradka magaalada Cadaado ee shalay...

(Daawo Sawirro) Sida quruxda badan ee RW Khayre loogu soo dhoweeyey Gaalkacyo

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre oo safar dhulka ah uga soo baxay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug oo dhawaanahaan...

Ra’isul Wasaare Kheyre oo goordhaw si heer sare ah loogu soo dhaweeyay Gaalkacyo

Ra'isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo saakay safar dhinac dhulka ah uga soo ambo baxay magaalada Dhuuso Mareeb ayaa goordhaw gaaray magaalada...

Kheyre oo safar dhulka ah kusii maray Cadaado iyo Waxgaradka oo diiday in ay...

Ra'isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hogaaminayo oo saakay kasoo ambo baxay magaalada Dhuuso Mareeb ayaa goordhaw safar dhinaca dhulka...

(Sawirro) Haweeney iyadoo nin iska dhigeysa guursatay haween kale oo lagu qabtay Gaalkacyo

Waxaa Magaalada Gaalkacyo lagu qabtay haweeney yaab leh oo in muddo ah iska dhigeysay inay tahay Nin taasoo u lebisan jirtay sidda ragga, iyadoo...

Faahfaahin: Meydka gabar yar oo laga helay duleedka Magaalada Cadaado

Deegaanka Godinlabe oo ku yaalla duleedka Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa xalay waxaa lagu arkay meydka Gabar yar oo lagu qiyaasay 10 sano...

Kheyre oo Ganacsato kula kulmay magaalada Dhuuso Mareeb (Daawo Sawirada)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Dhuusamareeb kula kulmay Ganacsatada ka soo jeeda deegaannada dowlad gobaleedka Galmudug. Kulanka dhex...

Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo Baaq soo saaray Una mahad celiyay Kheyre

Gudoomiyaha Waqtigiisu dhamaaday ee Baarlamaanka maamulka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa uga mahad celiyay Dowlada federaalka Soomaaliya gaar ahaan Ra'isul Wasaare Kheyre dadaalka uu...

Kheyre oo dadweyne badan kula hadlay Masjid kuyaala Dhuuso Mareeb (Daawo Sawirada)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta sheegay in lagama maarmaan tahay midnimada Galmudug, si loo dhameystiro howlgalka Al Shabaab looga...

News in English

Silver General Company (SGC)

Silver General Company (SGC) is a legally registered profit-making private company that has been working for the last 6 years providing transportation service in Somalia...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs