Saturday, May 18, 2024

Dowladda oo soo bandhigtay Meydadka Xubnihii Al Shabaab ee lagu dilay Sinadhaqa (Sawirro)

Ciidamada dowladda Soomaaliya gaar ahaan kuwa kumaandooska oo garab ka helayay ciidamada Galmudug, ayaa deegaanka Sinadhaqa ee dhaca duleedka magaalada Dhuusomareeb ku dilay xubno...

Dowlada Somalia oo War ka soo saartay howlgal lagu dilay 15 ka tirsan Al-shabaab

Dowlada Somalia ayaa war ka soo saartay dagaal Ciidamada Xoogga Dalka ee ka hawlgallaya deegaanka Sinadhaqa oo kuyaalla duleedka Magaalada Dhuusamareeb kula galeen Xubno...

Madaxweyne Qoor Qoor oo saxiixay labo sharci oo quseeya Doorashada Galmudug (Sawirro)

Madaxweynaha Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa ka qeyb galay munaadabadda xiritaanka Kalfadhiga shanaad ee Baarlamaanka Galmudug, kaas oo ay ka soo qeyb galeen...

Qoor Qoor oo darees ciidan xirtay Abaabul Dagaalna bilaabay (Daawo Sawirada)

Deegaanada maamulka Galmudug gaar ahaan gobolka Galgaduud qeybo katirsan, ayaa waxaa ka socda abaabul dagaal oo ay wadaan ciidanka dowladda federaalka oo kaashanaya ciidamada...

Madaxweyne Qoor Qoor oo labo arrin kala hadlay Safiirka Mareykanka u jooga Soomaaliya

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa la kulmay safiirka dalka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya, Larry Andre, iyagoona ka wada hadlay xaaladda...

(Daawo Sawirro) Baarlamanka Galmudug oo ansixiyey qodob Muhiim ah

Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ayaa maanta xaruntooda magaalada Dhuusamareeb ku yeeshay kalfadhiga 5-aad kulankiisa 10-aad. Kulanka uu Shir gudoominayay Gudoomiyaha Baarlamanka Galmudug Dr Maxamed Nuur ayaa...

Abaabul Dagaal oo ka socda Deegaano katirsan Galgaduud iyo Odayaal hubka qaatay (Sawirro)

Abaabul dagaal oo ka dhan ah Al Shabaab ayaa ka socda deegaano hoostaga degmada Baxdo ee gobolka Galgaduud, halkaas ay isku aruursanayaan ciidamo katirsan...

Madaxweyne Qoor Qoor oo Muqdisho kula kulmay Madax katirsan IOM (Sawirro)

Madaxweynaha Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, oo howlo shaqo u jooga Muqdisho ayaa qaabilay Agaasimaha Bariga Afrika ee hay'adda IOM, Mohamed Abdiker, Madaxa Xafiiska...

Madaxweyne Qoor Qoor oo Muddo kordhin loo sameeyay iyo DF oo go’aan laga sugayo

Baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Dhuusomareeb ee caasimadda Galmudug ayaa wax ka bedel ku sameeyay dastuurka maamulkaasi u degsanaa,...

Baarlamanaka Galmudug oo Muddo kordhin u sameenaya Madaxweyne Qoor Qoor

Waxaa maanta kulan isugu yimid Guddiga Joogtada ee Baarlamaanka Galmudug, waxaana shir Gudoominayay Gudoomiyaha Baarlamaanka Dr Maxamed Nuur Gacal, waxaana ku wehliyay guddomiye kuxigeenka...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs