Sunday, January 29, 2023

Ciidamada Dowladda oo qarxiyay maanta qaraxyo Al Shabaab ka qabteen (Sawirro)

Ciidamada milatariga Soomaaliya gaar ahaan qeybta 21-aad ayaa maanta duleedka degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ku qarxiyay miinooyin iyo qaraxyo kale oo dhawwaan ciidamada...

Waa sidee xaalada degaanadii shalay lagu dagaalamay ee duleedka Gaalkacyo?

Xaalad deganaansho aan caga badan ku joogin ayaa ka jirta saaka tuulooyin hoos taga magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug oo ay shalay ku dagaalameen...

Qorshe Muqdisho lagu keenayo Hogaanka Ahlu Sunna oo socda iyo Macalin Maxamuud oo…

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in halkaasi ka socdaan shirar xasaasi ah oo ay leeyihiin Hogaanka sare ee...

Al Shabaab oo weerar is qarxin iyo mid toos ah ku qaaday Xero ciidan...

Dagaalyahanop katirsan Al Shabaab ayaa saakay weerar culus ku qaaday deegaanka Wisil ee Gobolka Mudug gaar ahaan xero ciidanka dowlada Soomaaliya iyo kuwa maamulka...

Madaxweyne Waare oo si weyn loogu soo dhaweeyay Dhuuso Mareeb (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha maamul goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hogaaminayay ayaa maanta gaaray magaalada Dhuuso Mareeb ee xarunta maamulka Galmudug. Wafdiga Madaxweyne Waare waxaa...

Xaaf oo ka hadlay doorashada maanta lagu qabanayo Dhuusamareeb, kuna tilmaamay..

Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday ee Galmudug, Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa ka hadlay doorashada maanta la filayo inay ka dhacdo magaalada Dhuusamareeb. Xaaf oo warbaahinta...

Ahlu Sunna oo Weerar ay khiyaano badan u adeegsatay ku leesay Ilaalada Saadaq Joon

Waxaa xalay saqdii dhaxe deegaanka Balli-Bire oo dhanka Waqooyi kaga beegan magaalada Dhuusomareeb ee caasimadda Galmudug ka dhacay dagaal xooggan oo dhax maray ciidamada...

Xildhibaano galabta Cadaado kula shiray Madaxweyne Xaaf (Daawo Sawirada)

Xildhibaano katirsan labada Aqal ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa galabta magaalada Cadaado waxa ay kulan kula yeesheen Madaxweynaha waqtigiisu dhamaadka yahay ee Galmudug Axmed...

Ciidamo kala dhexgalay dagaal ka socday degaano ka tirsan gobolka Galgaduud

Ciidamada xoogga dalka ayaa la sheegay iney kala dhex-galeen maleeshiyo beeleedyo shalay ku dagaalamay degaanada Mirxeyley iyo Bangeelle oo ku yaalla inta u dhaxeysa...

News in English

US military kills senior Islamic State official in Somalia

U.S. special operations forces have killed a senior Islamic State group official and 10 other terrorist operatives in remote northern Somalia, the Biden administration...

Xulka Allbanaadir