Mareykanka oo shaaciyay Khasaaraha Al Shabaab ku gaarsiiyeen duqeyn ka dhacday Dabad Shiil
Dowlada Mareykanka ayaa shaacisay in Al Shabaab khasaaro xoogan ku gaarsiiyeen duqeyn diyaaradahooda dagaalka ka fuliyeen deegaanka Dabad Shiil oo kuyaala duleedka degmada Xarar...
Degaano ka mid ah gobolada dhexe ee Somalia oo maanta laga sooman yahay
Qeybo ka mid ah gobolada dalka ayaa maanta laga sooman yahay xili, dunida muslimka inteeda badan iyo Soomaaliya inteeda kale looga dabaaldegayo Munaasabada maalinta...
Ra’isul Wasaare Kheyre oo kormeer ugu tagay Ciidamadii la qarameeyay (Daawo Sawirro)
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta kormeer ugu tegay ciimada xoogga dalka ee ka tirsan guutada 15-aad ee...
RW Khayre & Madaxda Sare ee Ahlu sunna oo kulan xasaasi ku yeeshay Dhuusamareeb
Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa hoyga uu ka degan yahay Magaalada Dhuusa-mareeb ku qaabilay Madaxda sare ee Ahlu suna.
Guddoomiyaha...
Khilaaf ka taagan Cida hogaamineysa Guddiga Doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo Ahlu sunna oo…
Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmuug ayaa sheegaya in khilaaf xoogan uu ka jiro cida hogaamineysa Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne...
Dhalinyaro lagu eedeeyey iney kufsi geysteen oo la soo bandhigay (Daawo Sawirro)
Afar dhalinyaro ah oo loo heysto iney geysteen kufsi wadareed ayaa galabta lagu soo bandhigay degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud.
Ciidamada amaanka Galmudug ayaa sheegay...
Ugaaska Beesha Murusade & ergo uu horkacayo oo gaaray Dhuusamareeb (Sawirro)
Wafdi uu horkacayo Ugaaska beesha Murusade Ugaas Cabdullaahi Ugaas Xaashi Ugaas Faracade oo saaka ka dhoofay Muqdisho ayaa gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka...
Al Shabaab oo Cafis u fidisay Odayaal Xildhibaano kusoo doortay Cadaado (Daawo Sawirada)
Al Shabaab ayaa magaalada Xarardheere ee gobolka Mudug kusoo bandhigtay 90-qof oo isugu jiray Odayaal dhaqmeed iyo Ergooyinkii kale ee Xildhibaanada golaha shacabka kusoo...
(Akhriso) Xaaf oo ku dhawaaqay Golaha Wasiirada Cusub ee Maamul goboleedka Galmudug
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa goor dhow koo caawa ah ku dhawaaqay golaha wasiirada maamulkiisa.
Golaha wasiirada cusub uu Madaxwayne Xaaf...
Munaasabad lagu soo dhaweenayay Guddigii uu magacaabay Sheekh Shaakir oo la qabtay
Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in hoolka Midnimo ay ka dhacday munaasabad balaaran oo lagu soo dhaweenayo Guddiga...