Thursday, April 25, 2024

Madaxweyne Laftagareen oo Magacaabay guddoomiye ku xigeen cusub (Akhriso)

Madaxweynaha Koonfur Galbeed C/casiis Xassan Maxamed Laftagareen ayaa Saciid Nuur Isaaq (Jiko) u Magacaabay Gudoomiye ku Xigeenka Maaliyada maamulka Gobolka Bakool ka dib wareegto...

Jen. Ibraahim Aadan Yarow oo geeriyooday iyo Madax sare oo War ka soo saartay

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Shiikh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa ka hadlay geeridii ku timid Jen. Ibraahim Aadan Yarow oo ka tirsanaa saraakiisha ciidanka xooga...

Ciidanka dowlada oo isaga baxay degaan muhiim ah iyo Al-shabaab oo ku laabatay

Ciidanka Dowladda Somalia ayaa isaga baxay deegaanka Goofgaduud Buurey oo ka tirsan Gobolka Bay, halkaasoo ay in muddo ah gacanta ku hayeen. Wararka aanu ka...

Ciidanka Dowladda oo fuliyay howlgal qorsheesan oo lagu dilay xubno katirsan Al Shabaab

Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya ciidamada Koofur galbeed, ayaa saakay howlgal qorsheysan waxa ay ka fuliyeen deegaanka Dhursheen Shabeelle oo 35 km u jirta...

Madaxweyne Laftagareen oo dhagax dhigay Mashaariic laga hirgalinayo Baraawe (Sawirro)

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa dhagax-dhigay xarunta dhalinyarada magaalada Baraawe oo lagu Wado in dhawwaan dhismaheeda uu bilowdo. Wasiirka Dhallinyarada,Maamulka Gobolka...

Howlgalada ka dhanka ah Al Shabaab oo ka bilaabanaya Sh/Hoose iyo Madaxweyne…

Qaar kamid ah gobolada dalka waxaa ka bilowday howlgalo ka dhan ah kooxda Al Shabaab , waxaana hadda la qorsheenayaa in gobolo cusub laga...

Xildhibaan Maxamed Nuur Shekh Cadde oo geeriyooday iyo Madaxweyne ka hadlay

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, ee uu ka...

Wasaaradii uu ka geeriyooday Sheekh Xasan Lugbuur oo Wasiir cusub loo magacaabay

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa wareegto uu saakay soo saaray ku magacaabay wasiirka cusub ee wasaaradda cadaaladda maamnulka Koonfur...

Madaxweyne Laftagareen oo abaabul dagaal u tagay degmo katirsan gobolka Bakool (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa lagu soo dhoweyey Degmada Ceelberde ee Gobolka Bakool. Socdaalka Madaxweynaha...

Ciidanka DF oo soo bandhigay xubin ka tirsan Al-Shabaab oo isku soo dhiibay (Sawirro)

Ciidamada Xoogga dalka ayaa degmada Diinsoor ee Gobolka Bay ku soo bandhigay Xubin ka tirsan Al-Shabaab oo isku soo dhiibay Ciidamada Abshir Macalin Idiris oo...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs