Madaxweynaha Hirshabeelle oo loogu baaqay in uu Is casilo (Daawo Sawirada)
Shir ay ka soo qeyb galeen qeybaha kala duwan ee Bulshada Magaalada Buula-burte ayaa loogu baaqay Madaxweynaha Hirshabeelle in uu is casilo, kadib markii...
Gudoomiye Degmo oo xil ka qaadistiisa ka dhax arkay barta Facebook
Wasaarada Arimaha Gudaha Maamulka Hirshabelle ayaa dhawaan xilka ka qaaday qaar kamid ah Gudoomiyaasha Degmooyinka gobolka Hiiraan , waxaana xil ka qaadistaasi kasoo horjeestay...
War-Saxaafadeed laga soo saaray Shir looga hadlay Hogaan xumida ka jirta Hirshabeelle (Daawo Sawirada)
Muqdisho, Agoosto 16, 2018---Shirkaan oo ay ka soo qeyb-galeen Bulshada qeybaheeda kala duwan sida Aqoonyahanada,Dhalinyarada,Siyaasiyiinta,Odoyaasha iyo Haweenka ayaa looga hadlay Hogaan xumida,Dayaca iyo Musuqa...
Ciidamo Soomaali & Maraykan isugu jira oo weeraray duleedka degmada Balcad
Sida ay sheegayaan wararka laga helayo Gobolka Sh/Dhexe ciidamo wadajir ah oo ka kooban Kumaandoska Soomaaliya iyo kuwa Mareykanka ayaa weerar qorsheysan oo cir...
Al Shabaab oo Xukun ku riday labo nin oo Dilal iyo kufsi u geestay...
Maxkamad ay leedahay Al Shabaab oo kutaala Deegaanka Buq-aqable ee gobolka Hiiraan ayaa xukuno kala duwan ku riday labo nin oo lagu helay dambi...
Masuuliyiin la amray in ay si deg deg ah ku yimaadaan magaalada Jowhar
Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ku amray masuuliyiinta maamulka gobolka Hiiraan iyo tan magaalada Baladweyne in ay si deg deg ah u...
Kumaandooska Soomaaliya oo Al Shabaab kala wareegay Deegaano ay maamulayeen
Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya oo ay wehliyaan Ciidamo Mareykan ah iyo kuwa AMISOM ayaa saakay howlgalo balaaran ka fuliyay Deegaano iyo tuulooyin hoos taga Degmada...
Gaari uu la socday Abaanduulle ka tirsan ciidanka xoogga dalka oo la qarxiyey
Abaanduullaha Guutada labaad ee Ciidamada Xoogga dalka Cali Cariif ayaa ka badbaaday qarax loogu xirey gaarigiisa oo ka dhacay degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe.
Cali...
Madaafiic caawa la isku weydaarsaday degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe
Madaafiic ayaa caawa xoogaga Al-Shabaab waxay ku weerareen xaafado ka tirsan degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo gaaraya.
Warka...
Madaafiic khasaare geysatay oo lagu weeraray degmada Balcad
Madaafiic la aaminsan yahay iney soo rideen xoogaga Al-Shabaab ayaa xalay ku soo dhacay xaafado ka tirsan degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe.
Warka ayaa intaa...