Tuesday, November 30, 2021

Masuuliyiin la amray in ay si deg deg ah ku yimaadaan magaalada Jowhar

Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ku amray masuuliyiinta maamulka gobolka Hiiraan iyo tan magaalada Baladweyne in ay si deg deg ah u...

Kumaandooska Soomaaliya oo Al Shabaab kala wareegay Deegaano ay maamulayeen

Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya oo ay wehliyaan Ciidamo Mareykan ah iyo kuwa AMISOM ayaa saakay howlgalo balaaran ka fuliyay Deegaano iyo tuulooyin hoos taga Degmada...

Gaari uu la socday Abaanduulle ka tirsan ciidanka xoogga dalka oo la qarxiyey

Abaanduullaha Guutada labaad ee Ciidamada Xoogga dalka Cali Cariif ayaa ka badbaaday qarax loogu xirey gaarigiisa oo ka dhacay degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe. Cali...

Madaafiic caawa la isku weydaarsaday degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe

Madaafiic ayaa caawa xoogaga Al-Shabaab  waxay ku weerareen xaafado ka tirsan degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo gaaraya. Warka...

Madaafiic khasaare geysatay oo lagu weeraray degmada Balcad

Madaafiic la aaminsan yahay iney soo rideen xoogaga Al-Shabaab ayaa xalay ku soo dhacay xaafado ka tirsan degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe. Warka ayaa intaa...

News in English

Somalia’s sham election may trigger post-election violence

The intermittent and amorphous election in Somalia dumfounds everyone, at least the public, the rank-and-file politicians and the international community as well. The mandate...

Xulka Allbanaadir