Guddiga farsamada soo xulista Baarlamaanka labaad ee Hirshabeelle oo la Magacaabay (Magacyada)!

Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Maxamed Cabdi waare ayaa soo saaray Wareegto ku saabsan magaacabista Guddiga farsamada soo xulista Baarlamaanka labaad ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, kuwaasoo ka kooban 11 xubnood.

Sidoo kale Maxamed Cabdi waare Madaxwaynaha Hirshabelle ayaa faray gudigaan in ay soo gudbiyaan qorshahooda shaqo ayna howshooda u gutaan si hufan .

Hoos ka aqriso waraaqda magacaabista Guddiga farsamada ee soo xulista Baarlamaanka labaad ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle :-

- Advertisement -