Wednesday, May 8, 2024

Doorashada Kursi ay ku tartamayaan todobo Musharax oo ka bilaabatay Baledweyne

Magaalada Baledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan waxaa goordhaw ka bilaabatay doorashada kursiga tirsigiisu yahay HOP058 ay ku tartamayaan ilaa todobo musharax oo isku diiwaan...

Madaxweyne Waare oo xilka ka qaaday Gudoomiyihii Hiiraan Mid cusubna Magacabay

Madaxweynaha maamulka  Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xilka ka qaaday Guddoomiyihii Maamulka Gobolka Hiiraan Yuusuf axmed hagar (Yuusuf Dabageed) kadib khilaaf xoogan oo soo kala...

Ciidamada dowladda oo la wareegay saldhig Al Shabaab ku lahaayeen Deegaanka Hees (Sawirro)

Ciidanka milatariga Soomaaliya gaar ahaan qeybta 27aad oo ay wehliyaan ciidamo katirsan Hirshabelle iyo maleeshiyo beeleed ,ayaa la wareegay deegaanka Hees oo hoostaga degmada...

Waare oo dowlada Somalia ugu baaqay iney Itoobiya kala hadasho arrin Muhiim ah

Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ugu baaqay dowlada federaalka Soomaaliya inay soo farogeliso arrimaha biyo la’aanta wabiga Shabeelle oo inta badan la...

Saldhig ay leeyihiin Xoogaga Al-Shabaab oo xalay cirka laga duqeeyey

Dayuurado dagaal ayaa xalay weeraray saldhig ay xoogaga Al-shabaab ku leeyihiin gobolka Hiiraan, iyadoo duqeyntaas ay warar kala duwan ka soo baxayaan. Duqeyntan ayaa lala...

Ciidamada dowlada oo Al-Shabaab kala wareegay degaan Istaraatiiji ah

Ciidamada dowlada Somalia ayaa si buuxda ula wareegay degaanka Buur-weyn oo dhaca xadka kala qeybiya gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe oo muddo dheer ay...

Ciidamo taabacsan Dabageed oo caawa la Wareegay kontrolo ku yaala Beled-weyne

Sida ay sheegayaan Wararka naga soo gaaraya magaalada Beled-weyne ciidamo taabacsan guddoomiyihii xilka laga qaaday ee gobolka Hiiraan Yuusuf Dabageed ayaa caawa la wareegay...

Guddiga Doorashada Hirshabelle oo hakiyay Guddiga xulista ergada labo kursi oo horey loo shaaciyay

Guddiga doorashada heer dowlad goboleed Hirshabelle ayaa qoraal ay soo saareen waxa ay ku hakiyeen guddiga xulista Ergooyinka dooranaya labada kursi ee tirsigoodu yahay...

Madaxweyne Guudlaawe oo ka hadlay Saraakiisha lagu dilay Weerarkii Hilowle Gaab

Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen  ayaa ka tacsiyeeyay geerida ciidamadii iyo saraakiishii saaka ku shahiiday weerarkii ay Al Shabaab kusoo qaaday deegaanka Hilowle...

Nin gabar 9 jir ah ku kufsaday Belad-weyne iyo Maamulka oo ka hadlay

Booliska Magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan ayaa baadi goobaya Nin la sheegay inuu Gabar 9 sano jir ah ku kufsaday Magaalada. Guddoomiyaha Magalada Baladweyne Maxamed...

News in English

Silver General Company (SGC)

Silver General Company (SGC) is a legally registered profit-making private company that has been working for the last 6 years providing transportation service in Somalia...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs