Wednesday, May 8, 2024

Dagaalo culus oo saaka ka qarxay degaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha dhexe

Dagaal  u dhaxeeya laba maleeshiyo beeleed ayaa saaka waaberigii ka qarxay degaano hoos taga degmada Cadale ee gobolka Shabeellaha dhexe. Dagaalka xoogiisa ayaa waxaa uu...

Maxaa ka jira in Madaxweyne Waare laga hor joogsaday inuu galo Belad-weyne?

Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa dibad baxayaal careysan iyo ciidamo daacad u ah Yuusuf Dabageed waxay u diideen inuu gudaha u galo magaalada...

Guddoomiye ku-xigeenkii dhinaca amniga Gobolka Sh/dhexe oo goor dhow la dilay

Guddoomiye ku-xigeenkii arrimaha amniga ee maamulka gobolka Sh/dhexe Muxumad Cabdi ayaa goor dhow oo fiidnimadii caawa lagu dilay magaalada Jowhar sida ay sheegayaan wararka...

Al-Shabaab oo lagala Wareegay degaano in muddo ah gacantooda ku jiray

Kooxda Macawisley ayaa maanta Al-Shabaab kala wareegtay deegaanno dhowr ah oo ku yaalla bariga gobolka Hiiraan. Deegaanada Al-Shabaab lagala wareegay waxaa ka mid ah Hees...

Faahfaahin: Qarax ka dhacay garoonka Ciyaaraha Magaalada Belad-Weyne

Qarax ayaa goor dhow ka dhacay garoonka kubada cagta Magaalada Belad-weyne ee gobolka Hiiraan kaasoo wararku sheegayaan inuu ka dhashay khasaare iskugu jira dhimasho...

Xildhibaan Ilhaan Cumar oo mooshin culus ka gudbisay Max’ed Bin Salman

Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka mid ah Congareska Mareykanka ayaa Baarlamanka Mareykanka u gudbisay mooshin ka dhan ah Amiirka Sacuudiga. Mooshinkan ayaa dhigaya in cunaqabateyn...

Cali Guudlaawe oo la kulmay Qaar kamid ah Xubnaha Guddiga Doorashooyinka (Sawirro)

Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Ali Gudlawe Hussein ayaa maanta kulan qado sharaf ah la qaatay gudiyada Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed heer Federaal iyo xalinta khilaafaadka...

Yuusuf Dabageed & siyaasiyiin reer Hiiraan ah oo lagu soo dhoweeyey Jowhar (Sawirro)

Madaxweyne Ku Xigeenka Dowladda Hirshabeelle Mudane Yusuf Axmed  Hagar iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta soo gaaray Magaalada Jowhar Caasimada Dowlad Goboleedka Hirshabeelle. Madaxweyne Ku...

Sheekh Shariif iyo Madaxweyne Guudlaawe oo kulan Xasaasi ah yeeshay

Waxaa xalay magaalada Muqdisho kulan albaabada u xirnaayeen ku yeeshay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabelle Cali...

Ciidamada AMISOM oo baaray hoolka lagu qabanayo Doorashada ee Jowhar (Sawirro)

Guddiga Doorashooyinka heer dowlad goboleed Hirshabelle ayaa kormeer ku sameeeyay goobta loo asteeyay in ay ka dhacdo Doorashada xildhibaanada Golaha Shacabka ee  lagu qabanayo...

News in English

Silver General Company (SGC)

Silver General Company (SGC) is a legally registered profit-making private company that has been working for the last 6 years providing transportation service in Somalia...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs