Daawo Sawirada: Sida Quruxda badan ee Madaxweyne Farmaajo loogu soo dhaweeyay Garawe
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya iyo wafti uu hogaaminayay ayaa maanta si heer sare ah loogu soo dhaweeyay magaalada Garawe ee caasimada Maamulka Puntland. Madaxweyne Farmaajo...