Madaxweyne Bermúdez oo telefan kula soo xiriiray dhigiisa Somalia (Maxay ka wada hadleen)
Madaxweynaha Waddanka Cubba Miguel DÃaz-Canel Bermúdez ayaa khadka telefoonka kula soo xiriiray dhigiisa Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo. Madaxweyne Farmaajo ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa...