Itoobiya oo ka hadashay Khariidadii Muranka dhalisay ee Soomaaliya loogu daray Dalkeeda
Bogga Internetka ee Wasaarada Arimaha dibadda dalka Itoobiya ayaa lasoo galiyay sawirka khariidad muran badan dhalisay ,kadib markii khariidadaasi looga saaray Soomaaliya laguna daray dhulka...