Turkiga ayaa mar kale noqday dalkii ugu horreeyay ee ku dhawaaqay iney gurmad u soo dirayaan dadkii faraha badnaa ee waxyeeladu ka soo gaartay qaraxii...
Maamulka Jaamacada Benadir ayaa ka hadlay qaraxii maanta ka dhacay isgoyska Ex.kontrol Afgooye oo ay ku dhinteen kuna dhaawacmeen dad fara badan oo ay ku...
Dowladda Puntland ee Soomaaliyeed waxa ay ka tacsiyaynaysaa Qaraxii arxandarada ahaa ee saaka ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan isgoyska Ex-kaantarool, taasi oo ahayd murugo...
Wasaarada Caafimaadka xukuumada Somalia ayaa goor dhow soo saartay tirakoob hordhac ah oo ku saabsan khasaaraha ka dhashay qaraxii lagu hoobtay ee maanta ka dhacay...
Golaha naafada qaranka Soomaaliyeed ayaa ka soo horjeestay sharciga doorashooyinka ee ay maanta anxisiyeen xildhibaanada baarlamanka Somalia. War-saxaafadeed ka soo baxay ayey sheegeen iney ka...