Xukuumada Somalia oo beenisay Warar laga faafiyey shirka Golaha wadatashiga qaran
Waxaa isfaham ku soo dhammaaday maalintii 1aad ee Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo uu guddoominayay Ra’iisul Wasaare Rooble, ayna kaq qeyb galeen madaxda dowlad goboleedyada...