Trump oo qaaday talaabo cusub oo ka dhan ah Kuuriyada Woqooyi, xili Nabad la filayey
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa soo cusboonaysiiyay cunaqabatayno cusub oo uu kusoo rogey Kuuriyada Waqooyi, xili 10 maalmood ka hor ay ahayd markii uu Singapore...