Shir Muqdisho ugu soo xirmay DF & dowlad goboleedyada oo shan qodob laga soo saaray (Daawo Sawirro)
Kulanka wadatashiga ee xoojinta wadashaqeynta iyo dhammeystirka habka mideynta canshuraha dalka ayaa Muqdisho laba maalmood uga socday, wasiirka maaliyadda xukuumadda FS iyo Wasiirada Maaliyadda Gawlad...