Madaxweyne Farmaajo oo u ambabaxaya Addis Ababa iyo Xog ku aadan ujeedada safarkiisa
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa 21-ka bishan Magaaladda Addis-ababa lagu wadaa inuu uga qeybgalo shir aan caadi ahayn oo ay isugu imaanayaan madaxda waddamada...