Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in dowladu wado dedaalo lagu joojinayo dagaalka Tukaraq (Daawo Sawirro)
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa mar kale ku celiyay in si shuruud la’aan ah loo joojiyo dagaalka ka socda degaanka Tukaraq ee Gobolka Sool,...