Puntland oo Muuse Biixi ku tilmaantay dagaal ooge horey dhibaato ugu geystey shacabkiisa (Akhriso)
Madaxtooyada Puntland ayaa ka jawaabtay khudbad uu jeediyey Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo ku aadan dagaalka ka socda Tukaraq War saxaafadeed ka soo baxay...