Madaxweynaha Ereteriya, Isaias Afwerki, ayaa si adag u dhaliilay siyaasadda gudaha iyo dibadda ee dowladda Itoobiya, isaga oo ku eedeeyay in ay wiiqayso dadaallada lagu...
Hoggaamiye Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali ayaa kulan la yeeshay qaar ka mida xildhibaanada SSC-Khaatumo ku metela labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaliya. Kulanka ayaa daarranaa dardargelinta...
Waxaa isa soo taraya cambaareynta loo jeedinayo wariyeyaal kala duwan oo ka shaqeeya qaar ka mid ah telefishinada Muqdisho, kuwaasoo duubayay muuqaalo ay dadka shacabka...
Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa si kulul ugu weeraray Dowladda Imaaraadka Carabta, isagoo ku eedeeyay in ay maalgelinta malaayiin doollarka ah ee ay Afrika...
Waxaa tababar heerkiisu sareeyo loo soo xiray dufcaddii 3-aad ee Ciidanka Booliska Gaarka ah ee dowladda Jubaland, ciidankan oo tiradoodu markii hore ahayd 200 askari...