Axmed Madoobe oo cambaareeyay go’aannadii kasoo baxay Shirka Wadatashiga
Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Shir gudoomiyay shirka Golaha Wasiirada oo lagaga hadlay qodobo Kala duwan oo ay kamid yihiin arrimaha...