Wasiirrada arrimaha dibadda reer Yurub , ayaa maanta kula kulmaya magaalada Geneva wasiirka arrimaha dibadda Iiraan Abbas Araghchi Waxay ka wada-hadlayaan sidii loo heli lahaa...
Ciidamada Ilaalada Kacaanka Iran ee IRGC ayaa xalay ku dhawaaqay in ay adeegsadeen gantaalka “Fattax hypersonic” kaas oo lagu weeraray Israa’iil. Tani waxay u muuqataa...
Dowladda Iran, ayaa adeegii internetka ee dalkaasi hawada ka saartay labadii maalin ee lasoo dhaafay, kaddib markii ay kordheen weerarada dhinaca cirka ah ee Israa’iil...