Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo garab ka helaya Macawisleyda degaanka ayaa jab xooggan u geystay kooxda Al-Shabaab, kaddib dagaal culus oo ka dhacay deegaannada Mabaax iyo Gayacad ee gobolka Hiiraan, Dowlad-Goboleedka Hirshabeelle sida lagu sheegay War ka soo baxay dowlada Somalia.
“In ka badan 20 xubnood oo ka tirsan kooxda Khawaarijta ayaa lagu dilay dagaalka, halka tiro intaasi ka badan la dhaawacay” ayaa lagu yiri War saxaafadeed ka soo baxay Wasaarada warfaafinta DF
HOOS KA DAALACO WAR SAXAAFADEEDKA