Waxaa magaalada Muqdisho lagu soo xiray shirkii golaha wada tashiga Qaranka oo socday labadii maalmood ee la soo dhaafay kaasoo ay ka soo qeyb galeen...
Madaxweynihii hore ee Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo oo caawa War-saxaafadeed soo saaray ayaa si kulul u cambaareeyey hab dhaqanka siyaasadeed ee Madaxweyne Xassan Shiikh oo...
Madaxweynaha Ruushka , Vladimir Putin ayaa lagu warramayaa inuu ku amray wasiirka difaaca Ruushka inuu diyaariyo weerar loo adeegsanayo gantaalka ballistic-ga ee riddada dhexe ee...
Waxaa lagu soo warramayaa inay korortay tirada dadka ku dhintay weerarkii gantaallada oo ay Hindiya ku garaacday Pakistan. Tirada dhimashada dada rayidka aj ayaa haatan...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareeynta Musiibooyinka Maxamuud Macallin Cabdulle oo magaalada Naivasha ee Dalka Kenya ka daah-furay Mashruuc ay ku kacayso lacag ka badan afartan milyan oo...
Waxaa maanta lagu waday in magaalada Muqdisho ka dhacdo munaasabad lagu waday in loogu dhawaaqo xisbi weyn ay ku mideysan yihiin madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya...
Wasaaradda arrimaha dibadda ee dowladda Turkiga, ayaa cambaareysay weerarrada gantaalada loo adeegsaday ee Hindiya ay ku qaaday Pakistan, iyadoo sheegtay in lagu bartilmaameedsaday dad rayid...