Madaxweynaha Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa si nabad ah ku gaadhay Caasimadda dalka Kenya ee Nairobi. Madaxweynaha ayaa waxaa gegada Diyaaradaha ku soo...
Ururka Xamaas ayaa lagu soo warramayaa inuu aqbalay hindise uu soo jeediyay ergayga gaarka ah ee Mareykanka, Steve Witkoff, kaas oo ku saabsan xabbad-joojin 70...
Dowladda Kenya ayaa bayaan ay soo saartay waxay ku sheegtay “inay si buuxda u aqoonsan tahay madax-bannaanida, midnimada qaranka, iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa bilaabay in uu la kulmo qaar kamid ah siyaasiyiinta mucaaradka ku ah kana soo horjeeda doorashada qof iyo cod...