Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo garabsanaya kuwa deegaanka ee ka howlgala degmada Xarardheere ayaa howlgal qorsheysan ka sameeyay fariisimo ay Al shabaab  ku lahaayeen deegaannada...
Mareykanka ayaa daqiqadii u dambeysay ka laabtay qorshe lagu doonayay in lagu dilo Madaxweynaha cusub ee Suuriya Axmed Sharac. Joojinta shirqoolka lagu dili lahaa Madaxweynaha...
Taliye C/raxmaan Xujaale oo ahaa taliyihii Guutada 26aad ee qeybta 27aad ee Xoogga dalka ayaa la lagu dilay galabta deegaanka Mubaax ee Gobolka Hiiraan. Askari...
Madaxweynihii hore ee Gabon, Cali Bongo Ondimba, ayaa isaga iyo qoyskiisa u dhoofay dalka Angola, halkaas oo ay magangalyo siyaasadeed ka heleen, kadib markii laga...
James Comey, agaasimihii hore ee dambi baarista Mareykanka FBI ayaa wajahaya baaritaan kadib markii uu Instagram-ka uu soo dhigay sawir muujinaya qolofyo badeed u habeysan...