Ciidamada Ilaalada Kacaanka Iran ee IRGC ayaa xalay ku dhawaaqay in ay adeegsadeen gantaalka “Fattax hypersonic” kaas oo lagu weeraray Israa’iil. Tani waxay u muuqataa...
Dowladda Iran, ayaa adeegii internetka ee dalkaasi hawada ka saartay labadii maalin ee lasoo dhaafay, kaddib markii ay kordheen weerarada dhinaca cirka ah ee Israa’iil...