Allbanaadir.com
NEWS

War-murtiyeed laga soo saaray Gogoshii uu fidiay Madaxweyne Xasan

War-murtiyeed qodobo dhoor ah ka kooban, ayaa goordhaw laga soo saaray gogoshii siyaasadeed uu fidiyay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, waxaana gogoshaasi kasoo qeyb galay madaxda dowladda iyo siyaasiyiin xiriir dhaw la leh Villa Soomaaliya, oon mucaarad rasmi ah aheyn.

Siyaasiyiinta ugu waa weyn mucaaradka Soomaaliya oo ay horboodayaan Madaxweynihii hore ee dalka Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Ra’isul Wasaarayaal hore iyo xubno kale oo miisaan ku leh siyaasadda dalka , ayaa iska diiday in ay ka qeyb galaan gogoshan oo ay sheegeen in ay tahay mid waddo khaldan loo maray.

Halkan ka akhriso War-murtiyeedka laga soo saaray Gogosha Wadatashiga .

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Itoobiya oo xafiis cusub u sameysay Hub ka dhigista Ururada hubeesan

Cabdi Cade

Madaxda saddex maamul goboleed oo ku sugan Nairobi iyo Shirar Hoose oo socda

Cabdi Cade

Duqa Muqdisho oo kulankii u horeeyey la la qaatay Maamulada degmooyinka Xamar (Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---