Dowladda Suudaan ayaa caawa shaaca ka qaaday in dagaalka ay kula jirto kooxda RSF ay ku soo biireen Ciidanka Liibiya ee uu hogaamiyo Khaliifa Haftar....
Xamaas ayaa cambaareyn dusha uga tuuray falkii Israa’iil ku qabsatay doon ay saarnaayeen koox caalami ah oo doonayey in ay gargaar bini’aadamnimo gaarsiiyaan dadka ku...
Iran, ayaa ku soo dartay shuruudaha wadahadallada nukliyeerka ee ay kula jirto Mareykanka in la burburiyo nukliyeerka Israa’iil, sida uu ku warramay wargeyska New York...
Waxaa sii kordhaya khasaaraha dhimasho iyo midka dhaawac ee ka dhashay, weerar saakay nin hubeysan ku qaaday iskuul sare oo kuyaalla dalka Australia. Weerarka uu...
Calanka Mexico ayaa astaan noqday mudaharaadyada ka socda magaalada Los Angels e gobolka California, ku waas oo looga soo horjeedo siyasadaha socdaalka ee Madaxweyne Trump....