Maamulka Deni oo dhallinyaro badan ku xir xiray Gaalkacyo iyo Mucaaradka oo ka hadlay
Wararka ka imaanaya waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee maamulka Puntland, ayaa sheegaya in halkaasi lagu xir xiray qaar kamid ah dhallinyarada magaaladaasi, kuwaa oo lagu eedeeyay...