Dab ayaa caawa qabsaday dhisme ku yaalla Suuqa weyn ee Bakaaraha ee magaalada Muqdisho kaasoo geystay khasaare maaliyadeed. Dhismahan ganacsi ee Dabku ka kacay ayaa...
Madaxweynaha dalka Azerbaijan Ilham Aliyev ayaa maanta oo Isniintii si rasmi ah u saxiixay Heshiiska Iskaashiga Difaaca ee u dhexeeya Dowladda Jamhuuriyadda Azerbaijan iyo Dowladda...
Xisbigii Shaqaalaha Kurdistan ee dagaalka kula jiray Dowlada Turkey ayaa maanta si rasmi ah u xaqiijiyay iney hubka tuureen nabadana qaateen. Xisbigaan ayaana mudo 40...
Madaxweynaha Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta si rasmi ah Aqalka Martida ee magaalada Kismaayo uga furay Shirweynaha Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada, kaas oo...
Ciidanka deegaanka ee degmada Xarardheere, ayaa howlgal ay ka fuliyeen deegaan kuyaalla duleedka Xarardheere, waxa ay ku dileen xubno katirsanaa kooxda Al Shabaab oo ay...