Jasiirad geeri go’an ah oo ku taala dalka Brazil, horayna looga mamnuucay in haweenka ay halkaasi ku ummulaan ayaa u dabaaldageysa ilmihii ugu horeeyay ee...
Qoraal ka soo baxay guddiga difaaca Maamulka Puntland ayaa lagu shaaciyey in la joojiyey isku-socodka Gaadiidka Magaaooyinka Garoowe iyo Laascaanood. Qoraal ka soo baxay guddiga...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Axmed Maxamed Islaam ayaa Maanta kulan la qaatay Hay’adaha kala duwan ee ka howlgala deeganada Jubbaland. Kulankan waxaa ka...
Garoonka ku yaalla Magaalada Kambala ee dalka Ugandha ayaa waxaa ka furmay tartan Kubada Cagta ah oo lagu maamuusayo bisha barakeysan ee Ramadaan kaasoo ay...