Madaxweyne ku-xigeenka labaad ee Dowlada Jubaland mudane Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud ahna Ku simaha Madaxweynaha Dowladda ayaa manta boqolaal kamida qeybaha kala duwan ee bulshada iyo...
Dagaal aan waxba layskula harin ayaa ka socda baraha bulshada saacadihii la soo dhaafay kaasoo u dhexeeya saaxiibadii siyaasadda ku midaysnaa ee Elon Musk iyo...
Maamulka Madaxweyne Trump ayaa faahfaahiyey sababta ay Soomaalida loogu daray liiska dalalka laga mamnuucay in dadkooda ay booqdaan Mareykanka. Qoraal ka soo baxay aqalka Cad...