Maamulka G /Banaadir, Golaha Wasiirrada & Hay’adaha amniga oo kulan xasaasi ah isugu yimid (Daawo Sawirro)
Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa uga mahadceliyey Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Hay’addaha Amniga iyo bulshada ku...