Dalka Uganda waxaa ka taagan jahawareer ku aaddan qaabka loo hirgelinayo canshuur cusub oo lagu soo rogay adeegsiga baraha bulshada kuwada xiriirto, taas oo uu...
Boolis ayaa loo daadgureeyay tuulo ku taalla dalka Koonfur Afrika halkaasoo ay dad badan ku sii qulqulayaan si ay dahab uga qotaan. Duqa degaankaasi Dixie...
Ma ahan wax qarsoon in Dowladda Qatar ay balaarineyso saameynta ay ku leedahay dalalka deriska la’ah, Soomaaliyana waa meelaha ugu weyn ee Bartilmaameedka u ah,...
Wararka ka imaanaya magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya ayaa sheegaya in xalay kulan gaar ah oo albaabada u xirnaayeen magaaladaasi ku yeesheen Madaxweynaha Soomaaliya...
Madaxweynaha Soomaaliya Max’ed C/llaahi Farmaajo oo booqasho ku jooga wadanka Kenya ayaa kulamo la leh madaxda sare ee dalkaas. Booqashada Madaxweynaha oo aheyd mid lama...