Xili Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ay ku Sugan yihiin Ciidamo aad u badan oo ka kala tirsan Ciidamada Laamaha Amaanka hadane waxaa Magaalada ka...
Siyaasiga Cabdiraxmaan C/shakuur Warsame ayaa sheegay in Qaraxyada  magaalada Muqdisho ka dhacaya ay fududeeyan ciidamada ee u xilsaaran Sugida amniga caasimada. Cabdiraxmaan C/shakuur oo oo...
Warbixino iyo xog dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa weerarkii fashilmay ee al-shabaab maanta ku qaadeen xarunta sida weyn loo ilaaliyo ee Madaxtooyada Somalia. Ugu...