Gabar Soomaaliyeed oo iyadoo Xijaaban Taksiile ka noqotay dalka Norwey (Daawo Sawirada)
Gabar Soomaaliyeed oo kunool dalka Norwey ayaa kamid noqotay Taksiilayaasha ka howlgala dalkaasi, waxaana gabadhan oo xiran xijaab iyo dhar asturan soo jiidatay Warbaahinta dalka...