Guddoomiyaha Golaha shacabka oo la kulmay wafdi uu horkacayey Fulgencio Garrido (Daawo Sawirro)
Guddoomiyaha golaha shacabka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, ayaa maanta la kulmay Wafdi ka socday Midowga Yurub oo uu hogaaminayay Fulgencio...