Sarkaal ka tirsanaa Al-shabaab oo isku dhiibay ciidanka dowlada Somalia (Daawo Sawirro)
Xuseen Max’uud Ramadaani oo ahaa xubin ka mid ahaa Al-shabaab, ayaa isu-soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka ee ku sugan degaanka Baar-sanguuni ee gobolka Jubbada Hoose....